War cusub oo laga soo saaray ninkii weerarka ka fuliyey Suuqa Copenhagen

Booliska magaalada Copenhagen ee dalka Denmark ayaa sheegay in ninkii saddexda qof ku dilay suuq ku yaalla magaaladaas uu kaligiis ku kacay fal dambiyeedkaas oo aanay jirin cid kale oo ku lug laheyd. Booliiska waxa kale oo ay sheegeen inuu dadkaas u doortey isaga oo aan aqoon ku beegsan, weerarkuna aanu ahayn argagixiso. Ninkan oo … Continue reading War cusub oo laga soo saaray ninkii weerarka ka fuliyey Suuqa Copenhagen